Dalka dunida ugu quwada weyn oo caalamka weydiistay gargaar deg deg ah

Xukuumadda Madaxweyne Donald Trump ayaa baaq u jeedisay dalalka caalamka, kaasoo ah inay la soo gaaraan qalab caafimaad oo muhiim u ah wax ka qabashada cudurka Coronavirus ee ku sii faafaya dalkaas iyo dalal kale oo caalamka ka tirsan, sida ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahinta Mareykanka. Mareykanka ayaa doonaya in laga caawiyo qalab … Continue reading Dalka dunida ugu quwada weyn oo caalamka weydiistay gargaar deg deg ah